إرسال رابط إلى التطبيق

Gad & Gado online


4.6 ( 1856 ratings )
الأعمال التجارية التسوق
المطور: Mohamed ali ishak daud
حر

ENG-Here at Gad & Gado you can sell anything you want from cars or bikes.

As well if you want to rent houses or apartments and even rooms.. all you need to do is add pictures so users can see what you are offering

SO- Halkan waxa aad ku iibin kartaa Baabuurta ama Moto bajaj

Sidoo kale haddii aad rabto inaad kireysato guryo ama apartment.. waxa kaliya ee aad u baahan tahay inaad sameyso waa ku dar sawiro si dadka isticmaala ay u arkaan waxa aad haaso

Sideen uga gadaa Gad & Gado
1. Isdiiwaangeli
2. Sawiro ka qaad shaygaga
3. Riix SELL.
4. Ka jawaab fariimaha iyo wicitaanada macaamiishaada!

Sideen uga soo iibsadaa Gad & Gado
1. Raadi shayga.
2. La xidhiidh iibiye.
3. Soo qaado alaabtaada ama dalbo keenista.


ENG-For you security contact users on a public places dont go to random places and dangerous areas, stay safe.

SO- Amaankaaga la xidhiidh isticmaalayaasha meelaha caamka ah ha tagin meelo aan toos ahayn oo khatar ah